Skip to main content
Tilmaam

Baaritaano loogu talagalay adiga iyo cunuggaaga (Somali)

Macluumaadka ku saabsan baaritaanada la bixiyo inta lagu jiro xilliga uurka iyo kadibba.

Applies to England

Dukumentiyada

Faah-faahin

Macluumaadkaani wuxuu ku saabsan yahay baaritaanada lagu siin doono inta aad uurka leedahay iyo kadib dhalashada cunuggaaga. Wuxuu sharraxayaa noocyada kala duwan ee baaritaanada iyo waxa baaritaanadani lagu raadinayo. Wuxuu sharaxayaa noocyada kala duwan ee eegid iyo waxa eegidda lagu ogaanayo.

Waxaan rajeyneynaa in haddii aad akhriso macluumaadkaan uu kaa caawinayo inaad u diyaar garowdo inaad wada hadal la yeelatid umulisadaada ama dhaqtarkaaga si aad u weydiiso su’aalaha adiga muhiimka kuu ah.

Waa adiga go’aankaaga haddii aad qaadan lahayd mid ka mid ah baaritaanadan la sharraxay iyo haddii kalaba.

Nooca daabacaadda ayaa la heli karaa Ku dalbo Ingiriis.

Noocyada aqriska fudud oo loogu talagalay dadka qaba naafonimada waxbarasho ayaa sidoo kale la heli karaa si loo soo dejiyo.

Print this page